Golaha Ammaanka ee Q/Midoobay oo War kulul ka soo saaray qaraxyadii Soobe

Xubnaha Golaha Ammaanku waxay sida ugu adag u cambaareeyeen falkii argagixiso ee bahalnimada ahaa ee ay Al-Shabaab ka geysatay magaalada Muqdisho, 29-kii Oktoobar 2022, kaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan 100 qof, in ka badan 300 oo kalena ay ku dhaawacmeen. Waxa ay sheegeen in ay aad uga xun yihiin, isla markaana ay tacsi … Continue reading Golaha Ammaanka ee Q/Midoobay oo War kulul ka soo saaray qaraxyadii Soobe